(Daawo Sawirro) Sida quruxda badan ee Madaxweyne Farmaajo u furay kalfadhiga Baarlamanka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa furay kal-fadhiga 3-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ay si wada jir ah uga soo qeyb galeen xubnaha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare. Madaxwaynaha oo khudbad u jeediyey xubnaha labada Gole ayaa ku bogaadiyey dadaalka ay ku bixinayaan ka mari dhalinta himilooyinka shacabka Soomaaliyeed ee ay … Continue reading (Daawo Sawirro) Sida quruxda badan ee Madaxweyne Farmaajo u furay kalfadhiga Baarlamanka